Warbixinno

Maxay salka ku haysaa wareejinta Itoobiyaanka ee Buurhakaba? [WARBIXIN]
Maalmahan ugu dambeeyey waxaa si weyn loo hadal-hayay isla markaana warbaahinta caalamka, kuwa gobolka iyo sidoo kale hey'adaha cilmi-baaristu ay aad u falanqaynayeen, tallaabadii dhowr cisho ka hor ciidamada Itoobiya ku wareejiyeen mas'uuliyadda saldhiggii ay ka deggenaayeen magaalada Buurhakaba…
Update cookies preferences