Sheekha oo ka mid ah hoggaanka sare ee xarakada ayaa khudbadiisa oo dhamaystiran aad kaga bogon kartaa linkiga telegramka ee hoos yaalla:
DAAWO Q.14: Sheekh Xuseen Cali Fiidow oo khudbad ka jeediyey shirka wadatashida Al-Shabaab & beesha Xawaadle.
