DHEGAYSO: Guddoomiyaha Al-Shabaab ee Sh. dhexe oo ka hadlay weerarkii Jamceeco, fariin culus-na diray.

Thursday November 05, 2026 - 14:07:00
MeMO Staff
Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise (Kaba-ku-tukade), Guddoomiyaha Al-Shabaab ee gobolka Shabeellaha dhexe oo ka hadlay weerarkii ka dhacay inta u dhaxeysa Jameeco iyo Leego. Waxaanu farriin culus u diray Xasan Sheekh iyo ciidanka DF Soomaaliya.

Related Items

Update cookies preferences