MAQAAL: Awoodda Warbaahinta Islaamiga ah iyo Baraarugga Dhalinyarada.

Wednesday August 12, 2026 - 13:58:55
MeMO Staff
بِسْمِ اللهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ

﴾وَقُلْ جَاءَ الْحَقُّ وَزَهَقَ الْبَاطِلُ إِنَّ الْبَاطِلَ كَانَ زَهُوقًا﴿

Marka hore, waxaan halkan uga mahadcelinayaa dhammaan walaalaha ka hawlgala warbaahinnada Islaamiga ah, gaar ahaan walaalaha Mu’assasada Al-Kataa'ib.

Waxaan idin leenahay, dadaalkiinna maanta waa mid muuqda, mirihiisana loo wada jeedo. Waa mid ay maanta cadowgii ka ooynayaan, maadaama ay ka dhex arkeen in uu sabab u yahay in shacabka Soomaaliyeed uu hurdada ka kiciyay, una jiheeyay dhanka xaqiiqada iyo wijhadda fagaarayaasha isla xisaabtanka.

Walaalayaal, waxaan idiin leenahay Allaah ha idiinka abaalmariyee, waxa aad ummadda Soomaaliyeed u qabateen ma aha wax hadal lagu soo koobi karo, mana aha wax lagu cabbiri karo maqaallo ama boqollaal maqaallaad ah.

Waxaad galiseen waqti, dadaal iyo naf-hurnimo badan si aad bulshada u gaarsiisaan xaqqa iyo xaqiiqooyin mudan in la ogaado; waxaana bisladay miraha juhuuddiina, sidoo kalena lagu liibaanay camalkiina sida aan Allaah idinkiisa uga rejayneyno.

Ummadda waxaad tusteen dhagarta cadowga, waxaad u soo bandhigtay xaqiiqada Mujaahidiinta, waxaad la qeybsateen akhbaarta uu ka anfariiro cadowga iyo xaqaa’iqdii uu qofka ugu baahi badan oran lahaa: "Alleylehe waa sadkeygii maqnaa!"

Qaar badan oo idinka mid ah waxay xaqqa iyo xaqiiqada ku qoreen dhiiggooda, waxay u shubeen dhidid, umaaleen dhuuxooda ilaa ugu dambeyn uu dariiqaas jihaadiga ah ee Muqadaska ah u bixiyeen wixii ugu qaalisanaa oo ay lahaayeen, uguna muhiimsan tahay nafsadooda daahirka ah.

Wallaahi waxay iyagoo ina dhexjooga, ahna iclaam xor ah iyo saxaafad saafiimada iyo runsheegga ku caanbaxday oo uu leeyahay Islaamka, ayaa haddana raadadkooda iyo misdaaqiyaddoodu weli tahay tan saacad iyo maalin kasta la ictimaado.

Mirahaas u soo go’ay Mu’assasada Al-Kataa’ib waa kuwa aan si sahlan lagu tirtiri karin. Kaliya haddii ay dhacday in kalimaadku oofsan karin xaqqa ay Ummadda Muslimka ah ku leeyihiin, waxaan aniga ahaan awoodaa in aan u duceeyo:

Allaah ha ka aqbalo shahaadadooda, Ilaahayna ha ka dhigo kuwa la jaar noqda shuhadada, anbiyada iyo saalixiinta—wa xasuna ulaa’ika rafiiqaa.

Dadaalka iyo juhdiga ku asteysan jihaadul iclaamka, wuxuu Allaah fadligii dhex degay quluubta in badan oo ka mid ah bulshadeenna, wuxuuna ku xasilay ama uu deganaan iyo kalsooni buuxda ku abuuray fikirka dad badan oo la daala-dhacayay saameynta warbaahinnada maamullada daba-dhilifyada ah iyo kuwa shisheeyuhu ka hirgeliyeen dalka.

Maanta marka aad joogto qurbaha ama waddammadan deriska la ah Soomaaliya ee ay bulshadeennu ku xooggan tahay, waxaad arkeysaa dhalinyaro badan oo su’aalo iska weydiinaysa halganka Jihaadiyiinta Soomaaliya, kuwa ku howlan wax-baarista ama wax akhrinaya oo aad isleedahay "Allaahu Akbar, kuwani ma dhici doonto sidii hore oo wax kasta ay si fudud u qaadan jireen."

Waxaa la arkayaa dad si cad u fahmay dhagarta cadowga, dhexdooda isku dareensiinaya dhabnimada waxa uu soo gudbinayo Iclaamka Muslimiinta. Xitaa waxay dhalinyaradu qaarkood bilaabeen inay waxyaabo badan oo anshax-xumo ah ka dhiidhiyaan, cadowgana runta u caddeeyaan kadib markii ay fahmeen xaqaa’iq ka daahsooneyd muddo badan.

Muuqaallada iyo taxanaha Al-Kataa'ib ay baahisay, kuwaas oo aan si gaar ah uga marqaati kacayo raadkii ay ku reebeen bulshada Soomaaliyeed, waxaa ka mid ah;

Silsiladda "Saa’ Ma Yaxkumuun”:

Markii la baahiyay 12-kii xalqo ee xujjada ku ahaa wadaad-xumeyaasha maamulka maqaar-saarka ah ee ay u fatwoodaan, waxaan arkay dhalin badan oo hurdadii ay ku jireen ku qanci waayay in ay raaxeystaan—kuwaas oo rag iyo dumarba leh.

Halka ragga qaar ay fadhigooda ceeb u arkeen, dambina dareemeen, kadibna halganka u kaceen si ay labada fariiq ee isku haya talada iyo maamulka dalka ay mid uun uga noqdaan, maadaama dariiq saddexaad oo lagu leexdaa aanu jirin.

Dumarka qaarna waxay bilaabeen inay qalinkooda ummadda ugu hiiliyaan, naftoodana dhisaan sidii ay qeyb uga noqon lahaayeen wacyigelinta bulshada iyo jiilasha soo socda ee ku abtirsada ummadda Muslimka ah ee Soomaaliyeed.

Silsiladda oo qaybo badan ahayd waxay sabab u noqotay baraarugga dhalinyaro badan, waxaana aniga ka Salmo ahaan aan ogahay wiilal aan arday isla ahaan jirnay iyo rag kale oo asaagooda ah oo qayuuriyiin ah ay u istaageen ka dhiidhiga maxaarimta Allaah ee lagu xad-gudbayo.

Taxanaha lagu faaqidayo kaalinta daahsoon ee kaniisadaha Kirishtanka ku leeyihiin siyaasadda Soomaaliya:

Taxanahan oo 6 qaybood ka koobnaa wuxuu ahaa kii ugu cjaa’ib sanaa, iyo mid ka mid ah wathaa’iqiyaadka ugu muhiimsan ee ummaddu ay tahay in si buuxda ay wax uga barato, oo aan is dhihi karo shacabku boqolkiiba nisbo aad u badan way ku baraarugeen ama wax badan ayey ka ogaadeen.

Inkastoo aanan soo koobi karin muuqaallada laga dheehan karo juhdiga xooggan iyo howlaha ummadeed oo ay Al-Kataa'ib ummadda u soo bandhigtay, haddana waxaa—Allaah abaalkeeda ha xoojiyee—ka mid ah muuqaalladeeda muhiimka ah:

Aflaamta ujeedkoodu yahay in xaqiiqada siraaca iyo loolanka wadanka ka jira ummadda loogu soo bandhigo: Waxaa ka mid ah muuqaallada dagaallada ka dhaca fagaarayaasha, oo Jihaadiyiintu ay si "i tus oo i taabsii ah” noogu soo bandhigaan si ay ku jirto misdaaqiyad iyo akhlaaq hufan oo waafaqsan usluubta suubban ee Islaamka.

Tirada iyo Xaqiiqada Wararka:

Waxay iyadoo ka fogaaneyso in ay la tirsato cayayaanka baraha bulshada iyo warbaahinnada banneystay beenta iyo bakhti-afuufka diiradda saartay wararka sheegaya xaqiiqada. Tasina waxay Iclaamka Al-Kata’ib ka dhigtay in ay hoggaanka u qabato warbaahinnada Geeska Afrika iyo guud ahaan qaaradda oo dhan marka la eego soo tabinta dhacdooyinka ay martigeliyaan fagaarayaasha ay isku hayaan dhalinyarada shariica-doonka ah iyo ciidamada u nacamleeya cilmaaniyadda iyo shisheeyaha ay taageerada ka helayaan.

Waxaaba wax-galka iyo mira-dhalka camalkooda wax ka qiray cadowgooda, kadib markii la arkay muuqaallo si heer sare ah loo soo diyaariyay oo soo bandhigay markii ugu horreysay dhalinyaro Mujaahidiin ah oo maalin cad Muqdisho rasaasta iyo dhimbilaha xaqqa ku leefsiinaya kooxda Gurguurte, kadib sanado dheer oo magaaladaasi aan la arag muuqaallo la mid ah kii xilligii wadooyinka iyo difaacyadii Xamar ay rasaastu ka shanqari jirtay.

Muuqaalka si gaarka ah ii xasuusiya taag-darrida kooxda Muqdisho lagu ilaaliyo ayaa ah muuqaal kooban oo laga soo saaray dagaal ka dhacay duleedka Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Deyniile—halkaas oo aad arkeyso gaadiid iyo ciidamo boqollaal ah oo laga maamulo madaxtooyada Muqdisho oo ka cararaya tiro faro-ku-tiris ah oo Al-Shabaab ah, si naftooda ugala baxsadaan goobtaasi.

Waxaad dareemeysaa in tirada yar ee ku dagaallanta Allaah amarkii ay ka guul roon tahay mar walba cadadka faraha badan ee cadowgu uu soo diyaarsaday.

Waxaa halkan marka ay mareyso igu soo dhacda qiso yar balse ah sheeko saameyn igu yeelatay oo aan ilaa hadda xusuusto, taas oo ah, wiil yar oo aan qaan-gaarin hadal uu igu yiri oo ahaa:

"Waxaan arkay muuqaallo wiilal yar-yar oo dowladdii dhammeed baacsanaya. Waxaan ka yaabay dowladda; mar walba waxay dhahdaa waan guulaysanay, haddana waa la baacsadaa. Maxay beenta ku fashaa iyada oo awoodo badan oo caalami ah haysata, hub badan leh, sidoo kalena heysata ciidamo aad u badan?"

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu intaas sii raacshey; "Waxaan ka yaabay wiilasha yar-yar ee dowladdii dhammeed cersanaya, waxaan ka yaabay geesinimada wiilashaas. Waxaan la yaabay siday geerida uga baqanayn. Aniga markaan weynaado, waxaan jeclaan lahaa inaan geesinimadooda ka dhaxlo."

Waxaan is weydiiyay: haddii ay carruurtu xitaa sidaan wax u fahmeen, ka warrama dhalinyarada waawayn? Waxaan Allaah uga mahadcelinayaa dhalinyarada u dhiirran faafinta dacwada ee jasadkooda ag-dhigaya dhimbisha iyo baaruudda si muuqaallada bishaarooyinka ay ugu soo gudbiyaan ummaddooda.

Waxay u maqan yihiin oo ay howdka ugula sabrayaan geesiyada Islaamka ayaa ah sidii muuqaallo waadix ah uga keeni lahaayeen dhacdooyinka laga been sheegayo ee bulshadeena laga qarinayo xaqiiqooyinkooda.

Bulshadana waxaa aad u haboon in raadinta xaqiiqada ay ka muhiimsan tahay in sida owrta ama dameeraha ay cadowgu nagu rartaan tan iyo kamiyo aanan xamili karin oo werin been-abuura iyo borobagaando ah.

"Hubsiino halbaa la siistaa" waa maahmaah hore; waxaad aragtaan in warbaahinnada dhalinyarada Jihaadeysa ay si bilaash ah idiinkugu adeegayaan, oo idiin keenayaan macluumaad ka qaalisan wax walba oo ay naftu quruxsato, iyagoo naftooda u huraya si aad u aragtaan waxa la idiinka qarinayo.

Midkood marka uu u shahiidayo jihaadka iclaamkana wuxuu sagootiyaa saaxiibadiis isaga oo ku haminaya in umaddu ay baraarugto, oo ay hurdada ka toosto. Allaah ha inagu anfaco camalkooda, dambi dhaafna ha uga dhigo.

Wallaahi qormo kuma soo koobi karo waxa ay Mu’assasada Al-Kataa'ib ummadda u qabatay, balse waxaan jeclaystay inaan intaas yar ka taabto.

طَارَ الحَدِيثُ بِأَجْنِحَةِ الأَثِيرِ سِرَاعًا
وَلَمْ يَعُدِ الفَضَاءُ لِصَوْتِنَا مِصْرَاعًا

خَبَرٌ يَدُورُ الأَرْضَ فِي أَلْمَحَةِ عَيْنٍ
وَيَهُزُّ فِي أَطْرَافِهَا الأَسْمَاعَا

إِنَّ الإِعْلَامَ اليَوْمَ سَيْفٌ قَاطِعٌ
يَطْوِي المَسَافَةَ كَيْ يَمَسَّ قِلَاعَا

فَاحْذَرْ مِنَ الوَهْمِ السَّرِيعِ إِذَا سَرَى
وَاجْعَلْ حَقِيقَتَكَ الشِّرَاعَ شِرَاعَا


W/Q: Salma Cabdi Xasan / سَـلْـمَـى عَـبْـدِي حَـسَـن

Related Items

Update cookies preferences