IGAD oo walaac ka muujiyay xaaladda ay ku sugan yihiin ciidamada AUSSOM.

Thursday September 17, 2026 - 08:00:50
MeMO Staff
War rasmi ah oo kasoo baxay Ururka IGAD ee ay ku midaysan yihiin qaar ka mid ah dalalka bariga Afrika ayaa lagu sheegay in xaaladda kala-guurka dhanka amniga ah ee ka jirta Soomaaliya ay walaac ku hayso wax uu ugu yeeray dalalka dariska ah oo uu ula jeedo soo-duulayaasha.
IGAD ayaa ka codsaday waxa loogu yeero golaha ammaanka Q.Midoobay in uu dib u eegis ku sameeyo qaraaraadkiisa ku aaddan maalgelinta ciidamada Afrikaanta.

Urur-gaaleedkan ayaa soo jeediyay in xafiiska taageerada ciidamada afrikaanta ee UNSOS lagu daro muddo muddo sannad ah, wuxuu carabaabay in haddii aan sidaas la yeelin ay khasaaro noqon doonaan dhammaan dadaalladii shareeca-la-dirirka ahaa ee Soomaaliya laga waday tan iyo sanaddii 2007-dii.

Ilo-wareedyo diblumaasiyadeed ayaa tibaaxaya in uruRro Afrikaan ah ay isbuucan warqad furan u direen Mareykanka ayna ka codsadeen in uusan is-hortaagin qorshaha muddo kordhinta loogu sameynayo xafiiska taageerada Q.Midoobe ee Soomaaliya kaasi oo mas'uul ka ah sahay-siinta ciidamada murtazaqada Midowga Afrika.

Bishii Luuliyo ee lasoo dhaafay ayuu Mareykanka iclaamiyay in uu joojinayo dhammaan qarashaadkii uu siin jiray ciidamada Afrikaanta wuxuuna ku goodiyay in uu awoodda diidmada qayaxan u isticmaali doono haddii Golaha ammaanka la hor-geeyo qaraar dib loogu cusboonaysiinayo UNSOS.

FG: Fadlan kusoo biir baraha xiriirka bulshada ee aanu ku leenahay:

Related Items

Update cookies preferences