SAWIRRO: Daawo magaalada Teedaan ee gobolka Hiiraan oo laga taagay raayada Tawxiidka.

Monday August 03, 2026 - 14:27:45
MeMO Staff
Deggaanka Teedaan ee gobolka Hiiraan waxaa maalintii labaad ka babanaysa raayada tawxiidka kadib dagaal culus oo muddo labo cisho ah socday oo jihaadiyiintu ay maalinnimadii shalay kula wareegeen gacan-ku-heynta magaaladaasi.
Waxaanu goor dhawayd helnay sawirro muujinaya jihaadiyiinta oo ku sugan bartamaha magaalada Teedaan isla markaana ka taagay raayada tawxiidka.

Maleeshiyaadkii kala duwanaa ee fariisinka ay u ahayd magaaladan ayaa sidaanu horeyba idiinku soo gudbinay jab xooggan dhabarka loo saaray. Waxaana laga dilay in ka badan 40 askari, halka ugu yaraan 60 askari oo kalena laga dhaawacay.

Waxa kale oo jihaadiyiinta Al-Shabaab dagaalkan labada cisho socday ay ku furteen gaari Cabdi Bile ah oo uu saaran yahay qoriga lidka diyaaradaha, hub iyo saanad millateri oo aad u fara badan.

Muuqaalkan cusub kaga bogo linkiyada telegramka:

Related Items

Update cookies preferences