Sheekh Kaba-ku-tukade oo ka hadlay qabashada Teedaan, fariina u diray Gurguurte.

Wednesday August 05, 2026 - 15:00:26
MeMO Staff
Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kaba-ku-tukade oo ah guddoomiyaha Al-Shabaab ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa bogaadiyey la-wareegistii jihaadiyiinta ee Teedaan. DHEGAYSO
FG: Kusoo biir channellada aanu ku leenahay telegram:

Related Items

Update cookies preferences