DAAWO: Filim laga soo saaray dagaalkii lagu laayay saraakiisha sare ee duleedka Baydhabo.

Saturday June 13, 2026 - 17:57:26
MeMO Staff
Xafiiska Warfaafinta Al-Shabaab ee Al-Kataa'ib ayaa goor dhawayd baahiyey muuqaal lagu soo bandhigayo weerarkii dhawaan lagu laayay taliyayaashii guutooyinka 8aad & 9aad ee Kooxda Villa Soomaailya, Korneel Yoonis Aadan Xasan iyo Korneel Cali Cadoow ee ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo.
Weerarkan ayaa sidoo kale lagu soo furtay gaadiid dagaal oo ay qoryo lidka diyaaradaha ku rakiban yihiin. Haddaba filimka weerarkaasi kaga bogo linkiyadan hoose:

Related Items

Update cookies preferences