Waxaa la baahiyay muuqaal muujinaya duqayntii ay ciidanka Mareykanka iyo maleeshiyaadka ku daabbani ka geysteen degmada Jamaame ee Jubbada Hoose taariikhdu markii ay ahayd 15-ka Novembar 2025.
Duqayntan waxaa ku dhintay 12 qof oo shacab ah, waxayna isugu jireen, 8 caruur h, 3 dumar ah, iyo oday waaleel ah.
