Gabaygan cusub ee uu soo saaray abwaan C/Waaxid Cali Gama'diid oo lagu magacaabo "SOW MAAHA", ayaa si qoto dheer u iftiiminaya xaaladda wakhti-xaadirkan ka taagan waddanka Soomaaliya.
DHEGAYSO: Abwaan Gama'diid oo gabay cusub ka tiriyey xaaladda haatan ee Soomaaliya.
