Maxay salka ku heysaa colaadda kasoo cusboonaatay dalka Itoobiya? Isbahaysiga mucaaradka ee cusub awood ma u leeyihiin inay ridaan xukuumadda Abiy Axmad? suurtalgalse ma tahay in colaadda gudaha Itoobiya ay isu beddesho dagaal goboleed? Kaga bogo xalqadan oo uu marti ku yahay Abwaan Nageeye Cali Khaliif.
DHEGAYSO: Abwaan Nageeye & suxufiyiin falanqaynaya dagaallada Itoobiya.
