Taliska millateriga ee jihaadiyiinta Al-Shabaab ayaa warsaxaafadeed uu goor dhawayd soo saaray ku sheegay in gebi ahaanba ay la wareegeen gacan-ku-heynta deggaanka Teedaan ee gobolka Hiiraan, kaas oo dagaallo ba'ani ay ka dhaceen shalay iyo maanta.
Khasaare baaxad leh oo dagaalkan lagu gaarsiiyey maleeshiyaadkii aaggaasi ka dagaallamayay ee daacadda u ahaa Xasan Gurguurte ayaa lagu sheegay Bayaankan oo goor dhawayd uu baahiyey xafiiska Al-Kataa’ib, kaas oo isagoo dhamaystiran u dhignaa sidan:
"Mujaahidiinta oo la Wareegay Deegaanka Teedaan”
19 Safar 1448H. (02 Agoosto 2026) - Maanta oo Axad ah, ciidamada Mujaahidiintu waxay Allaah Fadligiis- la wareegeen gacan ku heynta deegaanka istaraatiijiga ah ee Teedaan ee dhaca bariga wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan.
Xoreynta deegaankan ayaa timid kadib dagaallo xooggan oo shalay iyo maanta ka socday duleedka deegaankaas kuwaas oo Allaah fadligiis lagu jebiyay cadowga, laguna furtay hub, gaadiid iyo saanad ciidan.
Inta aan xaqiijinay 41 murtad oo isugu jirta saraakiil iyo askar ayaa lagu dilay dagaalladii shalay iyo maanta ka dhacay deleedka Teedaan, waxaana lagu dhaawacay ku dhawaad 60 kale.
Waxaa sidoo kale lagu burburiyey gaadiid dagaal oo uu cadowgu adeegsanayey. Weeraradan barakeysan ayey sidoo kale Mujaahidiintu ku ghaniimaysteen gaari dagaal oo uu ku xiran yahay qoriga lidka diyaaradaha, hub iyo saanad ciidan oo xooggan.
Khasaaraha ugu badan ee gaaray cadawga waxaa sababay camaliyad Istish-haadi ah oo halyeey Mujaahid ah uu ku beegsaday firxadkii cadowga, taas oo ka dhacday meel qiyaastii 5km u jirta deegaanka Teedaan.
Murtadiinta ayaa goobta camaliyadu ka dhacday ka daabushay bakhtigooda kadibna isaga cararay guud ahaan deegaanka, tani ayaa keentay in Allaah fadligiis- Mujaahidiintu si buuxda ula wareegaan deegaanka.
Taliska ciidanka Mujaahidiintu wuxuu bogaadinayaa geesiyada Tawxiidka ee dagaalka xaqqa ah kula jira cadowga isugu jira saliibiyiinta iyo murtadiinta ee ku soo duulay shareecada Islaamka.
Waxaan si gaar ah u bogaadineynaa ciidankeena halyeeyada ah ee ku ribaadaya furimaha dagaalka Wilaayada Hiiraan, kuwaas oo cadawga tusay in aysan jirin cid hor istaagi karta ciidanka Allaah ee u dagaalamaya ku dhaqanka shareecada Allaah.
Waxaan leenahay Jazaakumullaahu kheyran, Allaah xaqqa ha idinku sugo, oo ha idinka guuleeyo cadowga ashahaada la dirirka ah ee isi soo baheystay, hana barakeeyo Jihaadkiina iyo ribaadkiina.
Weerarada joogteeya, jihaadkana laba jibaara, yoolkiinuna ha ahaado qawlka Allaah Subxaanahu watacaalaa ee ah:
﴾وَقَاتِلُوهُمْ حَتَّىٰ لَا تَكُونَ فِتْنَةٌ وَيَكُونَ الدِّينُ لِلَّهِ ۖ فَإِنِ انتَهَوْا فَلَا عُدْوَانَ إِلَّا عَلَى الظَّالِمِينَ﴿
[ البقرة: 193]
FG: Kusoo biir channellada aanu ku leenahay telegram:
