DHEGAYSO Q. 2AAD: Waraysi xasaasiya oo lala yeeshay mid ka mida naftood-hureyaashii fuliyey hawl-galkii Godka Jilicow.

Thursday October 16, 2025 - 08:38:40
Liibaan Jeexoow
ANDALUS PODCAST, waxay idaacaddu ay maanta kusoo gudbisay Qaybta Labaad waraysi dhinacyo badan taabanaya oo ay la yeelatay Cabdi Fataax Bashiir Xaashi oo ku jiray naftood-hureyaashii fuliyey hawl-galkii lagu beegsaday Godka Jilicow oo talis iyo xabsi u ah Sirdoonka Kooxda Villa Somaliya. [DHEGAYSO].

Related Items

Update cookies preferences