DHEGAYSO: Waraysi xasaasiya oo lala yeeshay mid ka mida naftood-hureyaashii fuliyey hawl-galkii Godka Jilicow.

Thursday October 09, 2025 - 11:14:04
Liibaan Jeexoow
Barnaamijka todobaadlaha ah ee ANDALUS PODCAST, waxay idaacaddu ay maanta kusoo gudbisay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo ay la yeelatay Cabdi Fataax Bashiir Xaashi oo ku jiray naftood-hureyaashii fuliyey hawl-galkii lagu beegsaday Godka Jilicow oo talis iyo xabsi u ah Sirdoonka Kooxda Villa Somaliya. [DHEGAYSO].

Related Items

Update cookies preferences