Guddoomiyaha kooxda Al-Shabaab u qaabilsan gobolka Shabeellaha hoose, Sheekh CabdiSamad Abuu CabdiRaxmaan, ayaa faahfaahin ka bixiyey weerarkii khasaaraha badan geystay ee Isniintii ka dhacay duleedka deggaanka Leego.
DHEGAYSO: Waraysi ku saabsan weerarkii Leego oo lala yeeshay mas'uul Al-Shabaab ah.
