Barnaamijkan loogu magacdaray "Qurratu Ceyn" oo ay qabatay Jamciyadda Qur'aanka Kariimka, ayaa shahaadooyin lagu guddoonsiiyey in ka badan 133 arday oo xuffaad ah oo ka qalin-jebisay dugsiyada qur'aanka kariimka ee magaalada Jilib ee gobolka Jubbada Hoose.
FG: Kusoo biir channellada aanu ku leenahay telegram:
