SAWIRRO: Daawo barnaamijka Quraatu-Cayn ee ay qabatay Jamciyada Qur'aanka Kariimka.

Sunday July 26, 2026 - 16:56:37
MeMO Staff
Barnaamijkan loogu magacdaray "Qurratu Ceyn" oo ay qabatay Jamciyadda Qur'aanka Kariimka, ayaa shahaadooyin lagu guddoonsiiyey in ka badan 130 arday xuffaad ah oo ka qalin-jabisay dugsiyada qur'aanka kariimka ee magaalada Kuunyo Barrow ee gobolka Shabeellada Hoose.
FG: Kusoo biir channellada aanu ku leenahay telegram:

Related Items

Update cookies preferences