SAWIRRO: Khasaaraha duqeyn diyaaradaha Maraykanku ku beegsaday shacabka Kuntuwaarey.

Tuesday June 16, 2026 - 14:27:58
MeMO Staff
Diyaaradaha dagaalka ee dowladda Maraykanka ayaa sidii dhaqanka u ahayd duqayn ba'an ku beegsaday dadka shacabka ah ee ku nool degmada Kuntuwaarey ee gobolka Shabeellaha hoose.
Duqayntan waxashnimada ah ee ay fuliyeen diyaaradaha Maraykanka ayaa geysatay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo soo gaaray dadka rayidka ah iyo sidoo kale burburka guryo-shacab iyo masjidka weyn ee degmadaasi.

Maamulka Washington ee garwadeenka uu ka yahay Donald Trump ayaa caado ka dhigtay in maalin walba uu xasuuqo shacabka Soomaaliyeed, waxaana hoos ka arki kartaan khasaaraha baaxadda leh ee ka dhasahay duqayntaasi.

Related Items

Update cookies preferences