SAWIRRO: Sidee looga ciiday Gedo, Baay, Bakool, Hiiraan, Galgaduud, Mudug, Labada Jubba & Labada Shabeelle?

Thursday May 28, 2026 - 17:03:51
MeMO Staff
Waxaanu halkan idiinku soo koobnay oo aad ka heli kartaan sawirro laga dheehan karo sida quruxda badan ee munaasibadda Ciidul-Adxada ee 1447 looga ciiday magaalooyinka hoos ku xusan oo dhan, kuwaas oo ka kala tirsan gobollada dhaca bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya.
SAWIRRO: Daawo sida quruxda badan ee looga ciiday magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe.

SAWIRRO: Daawo qaabka looga ciiday magaalada Kuunyo Barrow ee gobolka Shabeellaha hoose.

SAWIRRO: Daawo sida looga ciiday magaalada Kurtunwaarey ee gobolka Shabeellaha hoose. 

SAWIRRO: Daawo sida heerka sare ee looga ciiday magaalada Buulo Fuulaay ee gobolka Baay.

SAWIRRO: Daawo habka quruxda badan ee looga ciiday magaalada Shaw ee gobolka Hiiraan.

Related Items

Update cookies preferences