Waxaanu halkan idiinku soo koobnay oo aad ka heli kartaan sawirro laga dheehan karo sida quruxda badan ee munaasibadda Ciidul-Adxada ee 1447 looga ciiday magaalooyinka hoos ku xusan oo dhan, kuwaas oo ka kala tirsan gobollada dhaca bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya.
SAWIRRO: Daawo sida quruxda badan ee looga ciiday magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe.
SAWIRRO: Daawo qaabka looga ciiday magaalada Kuunyo Barrow ee gobolka Shabeellaha hoose.
SAWIRRO: Daawo sida looga ciiday magaalada Kurtunwaarey ee gobolka Shabeellaha hoose.
SAWIRRO: Daawo sida heerka sare ee looga ciiday magaalada Buulo Fuulaay ee gobolka Baay.
SAWIRRO: Daawo habka quruxda badan ee looga ciiday magaalada Shaw ee gobolka Hiiraan.
SAWIRRO: Daawo sida quruxda badan ee looga ciiday magaalada Iidaale ee gobolka Baay.
SAWIRRO: Daawo sida wacan ee looga ciiday magaalada Ceel Ansaar ee gobolka Bakool.
SAWIRRO: Daawo sida quruxda badan ee looga ciiday magaalada Jowle ee gobolka Mudug.
SAWIRRO: Daawo sida looga ciiday magaalada Salagle ee gobolka Jubbada dhexe.
SAWIRRO: Daawo sida qurxoon ee looga ciiday magaalada Xagar ee gobolka Jubbada hoose.
FG: Si aad u hesho wararka iyo warbixinnada SOMALIMEMO kusoo biir:
