DHEGAYSO: Abwaan Nageeye & suxufiyiin falanqaynaya dagaallada Itoobiya.

Thursday October 08, 2026 - 10:00:09
MeMO Staff
Maxay salka ku heysaa colaadda kasoo cusboonaatay dalka Itoobiya? Isbahaysiga mucaaradka ee cusub awood ma u leeyihiin inay ridaan xukuumadda Abiy Axmad? suurtalgalse ma tahay in colaadda gudaha Itoobiya ay isu beddesho dagaal goboleed? Kaga bogo xalqadan oo uu marti ku yahay Abwaan Nageeye Cali Khaliif.
HALKAN GUJI OO KA BOGO BARNAAMIJKAASI OO DHAMAYSTIRAN.

Related Items

Update cookies preferences